Wiilkii Quusan Waayey: Xusuusqorkii Ololahii Qaaddiid: Xusuusqorkii Ololihii Qaaddiid

Author:   Abuukar Cawaale
Publisher:   Looh Press Ltd
ISBN:  

9780993431357


Pages:   190
Publication Date:   06 October 2021
Format:   Paperback
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.

Our Price $34.32 Quantity:  
Add to Cart

Share |

Wiilkii Quusan Waayey: Xusuusqorkii Ololahii Qaaddiid: Xusuusqorkii Ololihii Qaaddiid


Add your own review!

Overview

""Buuggaani ma aha buuggii ugu horreeyey ee laga qoro qaadka iyo waxyeellooyinka uu bulshada u geystay. Laakiin, waxa uu buugaagta kale kaga duwan yahay waa inuu ka kooban yahay dhibaatada qaadku uu shakhsiyan ii geystay iyo sidaan aakhirkii uga guuleystay. Waxaa kale oo uu buugaagta kale kaga duwan yahay wuxuu ka sheekaynayaa ololihii qaadka lagaga joojinayey dalka Ingiriiska iyo guushii laga gaarey. Buuggani sidoo kale wuxuu si aad u furan una hufan oo daacadnimo ku salaysan u soo bandhigayaa dhibaatadii i soo martay waayihii aan maandooriyaha qaadka isticmaali jirey, iyo dhibaatooyinkii aan ka soo maray isticmaalka mukhaadaraadka qaadka. Waxaan kaga sheekaynayaa wixii shakhsiyan aan kala kulmay maandooriyaha qaadka, iyo waxyaabihii igu dhaliyay inaan isticmaalka daroogada qaadka iska joojiyo. Waxaa kale oo buuggaani kaaga sheekayn doonaa sababihii igu dhaliyay inaan bilaabo halganka dheer ee tobonka sano qaatay ee aan ugu ololeeyay sidii qaadka looga joojin lahaa dalka Ingiriiska. Waxaa kale oo buuggu soo bandhigayaa caqabadihii ka horyimid halgankii dheeraa ee ololaha Qaaddiid. Wuxuu tilmaamayaa oo dhiirrigelinayaa inuusan qofku marnaba ka quusan hiigsiga himiladiisa, caqabad walba oo soo foodsaartana uu ku wejeho dhiirranaan iyo dhabar adayg, isagoo muujinaya dadaal dheeraad ah, Ilaahayna talada saaranaya."" ABUUKAR CAWAALE ""QAADDIID"" waa qoraa, macallin, wariye, ganacsade, ka shaqeeya arimaha bulshada, gaar ahaa dabargoynta maandooriyaha qaadka oo uu guul ka gaaray bishii Yuulyo, 2013kii, markii ugu dambeyntii dowladda Ingiriisku go'aansatay in qaadku ka mid yahay maandooriyeyaasha halista ah, waxaana laga xaaraantinnimeeyay waddanka Ingiriiska. Wuxuu shaqo culus ka qabtay ololahii qaaddiid, ama la dirirkii qaadka laga ganacsado, la iibsado, ama la cuno. Abuukar Cawaale kuma qanacsana in daIka Ingiriiska Qaadka laga xaaraantinnimeeyay oo kaliya. Wuxuu hadda olole hor leh ugu jiraa sidii wax looga qaban lahaa musiibooyinka uu Qaadku ku hayo in badan oo ka mid ah Soomaalida ku nool gudaha waddanka Soomaaliya iyo waddamada la dariska ahba. Wuxuu u heellan yahay howl cusub iyo halgan hor leh.

Full Product Details

Author:   Abuukar Cawaale
Publisher:   Looh Press Ltd
Imprint:   Looh Press Ltd
Dimensions:   Width: 14.00cm , Height: 1.20cm , Length: 21.60cm
Weight:   0.204kg
ISBN:  

9780993431357


ISBN 10:   0993431356
Pages:   190
Publication Date:   06 October 2021
Audience:   General/trade ,  General
Format:   Paperback
Publisher's Status:   Active
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.
Language:   Somali

Table of Contents

Reviews

Author Information

Tab Content 6

Author Website:  

Customer Reviews

Recent Reviews

No review item found!

Add your own review!

Countries Available

All regions
Latest Reading Guide

MRG2025CC

 

Shopping Cart
Your cart is empty
Shopping cart
Mailing List