Tigaadda Tasawufka

Author:   Axmed Ibraahin Cawaale
Publisher:   Liibaan Publishers, Copenhagen, Denmark
ISBN:  

9788799520879


Pages:   160
Publication Date:   20 June 2018
Format:   Paperback
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.

Our Price $29.57 Quantity:  
Add to Cart

Share |

Tigaadda Tasawufka


Add your own review!

Overview

Buuggani waxa uu ka hadlayaa Suufinimada ama Tasawufka. Waxana uu ka fal celinayaa weyddiimo ay ka mid yihiin: Muxuu yahay Tasawufku? Sidee ayaa uu ku bilaabmay? Tasawufka dhabta ahi muxuu kaga duwan yahay midka loo yaqaan Suufinimada Caalamiga ah ee beryahan dambe dhadhanka u yeeshay bulshooyin kala diin ah, hana ugu badnaadaan kuwo kasoo jeeda dalalka Galbeedka? Tasawufku wax ma ku biirin karaa furdaaminta dhibaatooyinka bulshooyinka adduunka heysta ee ay ka mid yihiin madhaan ruuxaaniyadeed, xasillooni la'aan gudeed oo uu weheliyo dareen macnedarro, hunguriweynaan iyo musuqmaasuq xadhkaha goostay, saboolnimo, qalalaase, dhiigbax, iyo burbur deegaan, intaas oo dhammaantood raadayntoodu waxyeello daran u geysanayaan arlada iyo noolaha kala duwan ee ku nool? Tasawufku maarayn (xal) ma u heli karaa dhibaatooyinka hadheeyay dunida Islaamka ee ay ka mid yihiin: Kala-qaybsanaan, isxasuuqid iyo dhagaro aan kala go' lahayn, jahowareer fikir, dulmi, musuqmaasaq, cadaadis, iyo kelitalisnimo? Si xulasho ku jirto, waxa uu buuggu ka hadli doonaa qodobbo ay ka mid yihiin: Tasawufka iyo dunida maanta; Tasawufka iyo Nabadda; Tasawufka iyo Deegaanka; Tasawufka iyo Musuqmaasuqa; Tasawufka iyo Jacaylka; iqk. Waxa kale oo uu Af Soomaali ku soo tebinayaa dhaxal suugaaneed oo ruuxi ah oo soo jiray ammin ku siman 800 gu'; ahna qaar ay innooga tageen Jalaal-ud-Diin Ruumi, Fariid-ud-Diin Cattaar, Raabica al-Cadawiyah, Junayd al-Baqdaadi iqk. Dhinaca kalena, dhiganahani ma aha baaq ku aaddan soodhoweysiga arrimaha qaarkood oo lagu duro qaar ka mid ah duruqa Suufiyada - kuwaas oo ay ugu mudan tahay weecsanaan caqiido. Hase yeeshee waa soo -bandhigid dhinacyo kala duwan wax ka iftiiminaya, kuna saaban wanaagga Suufiyada iyo in kaalinta ay ka geli karto maaraynta dhibaatooyin badan oo maanta adduunweynaha la deris ah.

Full Product Details

Author:   Axmed Ibraahin Cawaale
Publisher:   Liibaan Publishers, Copenhagen, Denmark
Imprint:   Liibaan Publishers, Copenhagen, Denmark
Dimensions:   Width: 15.20cm , Height: 0.90cm , Length: 22.90cm
Weight:   0.245kg
ISBN:  

9788799520879


ISBN 10:   8799520877
Pages:   160
Publication Date:   20 June 2018
Audience:   General/trade ,  General
Format:   Paperback
Publisher's Status:   Active
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.
Language:   Somali

Table of Contents

Reviews

Author Information

Tab Content 6

Author Website:  

Customer Reviews

Recent Reviews

No review item found!

Add your own review!

Countries Available

All regions
Latest Reading Guide

MRG2025CC

 

Shopping Cart
Your cart is empty
Shopping cart
Mailing List