Ismaaciil Mire: Gabyaagii Halgamaaga Ahaa (1856-1952)

Author:   Axmed F Cali Idaajaa
Publisher:   Looh Press Ltd
Edition:   2nd ed.
ISBN:  

9781912411245


Pages:   186
Publication Date:   29 February 2020
Format:   Paperback
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.

Our Price $33.64 Quantity:  
Add to Cart

Share |

Ismaaciil Mire: Gabyaagii Halgamaaga Ahaa (1856-1952)


Add your own review!

Overview

Ismaaciil Mire Cilmi geesinnimo ayuu ku sheegganaa, gabay quluud leh waa lagu yiqiin, markii looga baahdana talo fiican ayaa looga baxsan jirey. Taariikhda Daraawiisheed, in yarba ha ahaatee, qofkii wax ka yaqaani Ismaaciil Mire wuu garanayaa, kamana dahsoona kaalintii weyneyd ee uu kaga jirey dagaalkii dheeraa ee dhex-maray Daraawiish oo dhinac ah iyo Ingiriis iyo gaashaan-buurtiisii intii u dhexaysey 1899-1920kii. Tan oo ah daabacaaddii labaad, waxaa baalasha buuggaan ku uruursan boqol-iyo-dheeraad maanso oo qaar dheerdheer yihiin, qaar kalena gaaggaaban yihiin oo ay u badan tahay in la kala illoobey oo, iyaga oo dhan, aysan waayaha iyo weriyeyaashu nagu soo simin. Maansooyinka Ismaaciil waxay ku tirsan yihiin saddexdii hab ee raggii hore ay curinta maansada u adeegsan jireen; kuwaas oo kala ah gabayga, geeraarka iyo jiiftada (masafada). In kastoo aan la sheegi karin gabayada mid walba sannadkii ama goortii la tiriyey, haddana waxaan u kala hor-mariyey dhacdooyinka uu gabyaagu midba ku soo qaaday siday u kala horreeyeen, aniga oo taariikhda dunida iyo midda degaankaba miciinsanaaya.

Full Product Details

Author:   Axmed F Cali Idaajaa
Publisher:   Looh Press Ltd
Imprint:   Looh Press Ltd
Edition:   2nd ed.
Dimensions:   Width: 14.00cm , Height: 1.10cm , Length: 21.60cm
Weight:   0.240kg
ISBN:  

9781912411245


ISBN 10:   1912411245
Pages:   186
Publication Date:   29 February 2020
Audience:   General/trade ,  General
Format:   Paperback
Publisher's Status:   Active
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.
Language:   Somali

Table of Contents

Reviews

Author Information

Tab Content 6

Author Website:  

Customer Reviews

Recent Reviews

No review item found!

Add your own review!

Countries Available

All regions
Latest Reading Guide

MRG2025CC

 

Shopping Cart
Your cart is empty
Shopping cart
Mailing List