Habka Cilmibaarista Taariikhda Somalida

Author:   Mohamed Haji Mukhtar
Publisher:   CIID Publishing
ISBN:  

9781068667107


Pages:   432
Publication Date:   05 March 2026
Format:   Paperback
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.

Our Price $95.01 Quantity:  
Add to Cart

Share |

Habka Cilmibaarista Taariikhda Somalida


Overview

''CILMI BAARISTU WAA XIRFAD la barto. Waxay barashahdeedu ku xirantahay (1) hamuunka qofku u qabo barashada iyo hanashada aqoonta iyo tiirarka salka u ah cilmi baaris, iyo (2) mugga iyo baaxadda aqoonta buuniga laga ijaasoqaadanaayo u leeyahay soo bandhigga iyo ta'wiilka arrimaha gundhigga u ah. Buuggan Habka Cilmiga ce Baarista Taariikhda Somalida waxa ku soo faroyaraystay Buuni Maxamed Haaji Mukhtaar oo ka mid ah ruugcaddaaga caalamka ce wax ka qora Taaaiikhda iyo wixii la xiriira. Waa buuni in ka badan kontomeeyo sano ku soo jirey cilmibaarista la xiriirta qorista taariikhda Soomaalida. Waxa uu buunigu buuggan ku soo uruuriyey waxyaabaha salka u ah barashada cilmi baarista iyo qaabka loo raadraaco. Ma aha markii ugu horreeysey ee uu Buuni Mukhtaar meel isugu keeno, marjac mideysanna ka sameeyo, aqoon mideynteedu muhiim tahay. Nolosha Buuniga ayaaba ah mid marjac laga dhigto. Wuxuu hore u qoray Historical Dictionary of Somalia oo ilaa iyo maanta ah marjac lagama maarmaan ah. Buuggan ku horyaalla waa mid ku Baraya qaabka loo baaro, loogu kuurgalo, loona raadraaco ilowareedyada salka u ah cilmi baarista iyo laamaheeda kala duwan. Waa buug dhaxalgal ah, ciddii akhrisataahina ay ka helidoonto miid aan gureyn.'' Dr. Cali Jimcale Axmad ''BUUGGA HABKA CILMIBAARISTA TAARIIKHDA SOMALIDA, waa dhigaal hagaya cilmibaarayaasha taariikhda Soomaalida, wuxuuna wax badan ku soo kordhin doonaa qoraallada taariikhda, wuxuuna in badan oo jecel qoraallada guud ahaan iyo kuwa taariikhda u fududeyn doonaa waddadii ay u mari lahaayeen in ay soo saaraan qoraallo tayo leh, gaar ahaan xilligan ay indheergaradka iyo aqoonyahanka da'da yarba qalinka u qaateen diiwaangelinta dhacdooyin badan oo taariikhi ah oo muhiimaddooda leh. Qoraaga Buugga Barafasoor Maxamed Xaaji Mukhtaar, waa aqoonyahan khabiir ku ah taariikhda Soomaalida, Afrika iyo tan Islaamkaba, muddo nus qarni kabadan ayuuna bare jaamacadeed ka ahaa, welina ka yahay jaamacado ku yaalla Afrika, Aasiya iyo Ameerika, waxa uuna horay u soo saaray buugaag iyo qoraallo tiro badan, dhigaalkanse waa kii ugu horreyay ee uu ku qoro Afka Hooyo, diyaaritiisuna waxa ay billaabantay 1975kii, oo ahayd xilligii uu Barafasoor Mukhtaar hawsha waxbarista ka billaabay Kulliyaddii Waxbarashada Lafoole ee JUS.'' Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe).''BUUGGA HABKA CILMIBAARISTA TAARIIKHDA SOMALIDA, ee Prof. Mohamed Haji Mukhtar waa buug baahi weyn loo qabay, waqtigiisiina ka soo daahay, gaar ahaan marka aad eegto burburka ku dhacay dalka guud ahaan, iyo gaar ahaan hay'adihii waxbarashada iyo kuwii kaydka cilmiga. Runtii, buuggu wuxuu leeyahay qiimo qoto qoto dheer, wuxuuna xambaarsan yahay aqoon durugsan, oo kulminaysa macluumaad la xiriira macnaha taariikhda, astaamaha taariikhyahanka, habka cilmibaarista taariikhda, masaadirta iyo maraajicda taariikhda Soomaalida iyo waxyaabaha ku hareeraysan cilmiga taariikhda guud ahaan. Prof. Mukhtar, waxa uu guud ahaan bulshada Soomaaliyeed iyo gaar ahaan faca soo koraya uga tagay dhaxal aqoonced oo aad u culus. Illaahay ha ka abaalmariyo, cimri iyo caafimaadna ha siiyo."" Dr. Maxamad Xuseen Macallin.

Full Product Details

Author:   Mohamed Haji Mukhtar
Publisher:   CIID Publishing
Imprint:   CIID Publishing
Dimensions:   Width: 17.00cm , Height: 3.00cm , Length: 24.40cm
Weight:   0.921kg
ISBN:  

9781068667107


ISBN 10:   1068667109
Pages:   432
Publication Date:   05 March 2026
Audience:   General/trade ,  General
Format:   Paperback
Publisher's Status:   Active
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.
Language:   Somali

Table of Contents

Reviews

Author Information

Tab Content 6

Author Website:  

Countries Available

All regions
Latest Reading Guide

MRGC26

 

Shopping Cart
Your cart is empty
Shopping cart
Mailing List