|
![]() |
|||
|
||||
OverviewBuuggan aad jeldigiisa dambe akhriyeysaa waa Goobjooge: Qisadii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf oo dib loo daabacay markii 3aad. Waa qiso ku salaysan dhacdo dhab ah oo ka dhacday gobolladii la odhan jiray Waqooyi Bari ee Soomaaliya. Waa iska hor imaadkii halkaa ku dhex maray ururkii Al-itixaad iyo ururkii SSDF ee uu hoggaaminayey Cabdullaahi Yuusuf. Waxaa markii 1aad la daabacay 2006. Waa buuggii 5aad ee qoraa Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdibashiir) uu soo saaray. Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah: Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah: 1. Da´yarta Soomaaliyeed ee Sweden: Dhibaatooyin iyo Xalkooda: 2000 2. Ragga toodii aragnaye, dumar talo ma laga deyey: 2002 3. Shirrabid Halabuur: 2004 4. Caqiidada Islaamka, Suáalo iyo jawaabo: 2006 5. Goobjooge: 2006 6. Isdaahirinta Muslinka, su'aalo iyo jawaabo:2007 7. Saxiixul-amthaal: صحيح الامثال من احاديث سيد الانام 2010 8. Hableheenna: 2011 9. Aan ooyee albaabka ii xidha: 2012 10. Cilmi-boodhari caashaqiisii: 2014 11. Qalin ma koobaan: 2015 (La qoray Cabdalla Xaaji 12. Awliyooy lagaa dood: 2016 13. Dhaxal Abwaan, suugaanta abwaan Dheeg: 2018 (la qoray Aadan-cadde) 14. Hoombaro, suugaanta abwaan Qorane: 2020 15. Turjumaadda Jus Camma: 2021 16. Turjumaadda Jus Tabaarig: 2022 Full Product DetailsAuthor: Maxamed (Abdibashir) Xirsi GuuleedPublisher: Eurosom Books Imprint: Eurosom Books Dimensions: Width: 14.80cm , Height: 0.80cm , Length: 21.00cm Weight: 0.150kg ISBN: 9789198442175ISBN 10: 9198442171 Pages: 130 Publication Date: 13 October 2022 Audience: General/trade , General Format: Paperback Publisher's Status: Active Availability: Available To Order ![]() We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately. Language: Somali Table of ContentsReviewsAuthor InformationTab Content 6Author Website:Countries AvailableAll regions |