Dumar talo ma laga dayey?

Author:   Maxamed (Abdibashir) Xirsi Guuleed
Publisher:   Eurosom Books
ISBN:  

9789198442182


Pages:   148
Publication Date:   13 October 2022
Format:   Paperback
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.

Our Price $34.32 Quantity:  
Add to Cart

Share |

Dumar talo ma laga dayey?


Add your own review!

Overview

Dumar talo ma laga dayey, waa sheeko maldahan oo lagu macnaynayo taariikhda siyaasadeed ee Soomaalida iyo meesha ay ka soo bilaabantay musiibadan cardaadiqaha ka dhigtay ummadda Soomaaliyeed, dal ahaan, dad ahaan iyo dhaqan ahaanba. Waxay sawiraysaa jidka la soo maray iyo xagga lagu socdo. Waxay mala-awaalaysaa xal wanaagsan iyo wax lagu gaadhi karo. Waa daabiciddii 3aad. Waxaa markii 1aad la daabacay 2002. Waa buuggii 2aad ee qoraa Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdibashiir) uu soo saaray. Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah: 1. Da´yarta Soomaaliyeed ee Sweden: Dhibaatooyin iyo Xalkooda: 2000 2. Ragga toodii aragnaye, dumar talo ma laga deyey: 2002 3. Shirrabid Halabuur: 2004 4. Caqiidada Islaamka, Suáalo iyo jawaabo: 2006 5. Goobjooge: 2006 6. Isdaahirinta Muslinka, su'aalo iyo jawaabo:2007 7. Saxiixul-amthaal: صحيح الامثال من احاديث سيد الانام 2010 8. Hableheenna: 2011 9. Aan ooyee albaabka ii xidha: 2012 10. Cilmi-boodhari caashaqiisii: 2014 11. Qalin ma koobaan: 2015 (La qoray Cabdalla Xaaji 12. Awliyooy lagaa dood: 2016 13. Dhaxal Abwaan, suugaanta abwaan Dheeg: 2018 (la qoray Aadan-cadde) 14. Hoombaro, suugaanta abwaan Qorane: 2020 15. Turjumaadda Jus Camma: 2021 16. Turjumaadda Jus Tabaarig: 2022

Full Product Details

Author:   Maxamed (Abdibashir) Xirsi Guuleed
Publisher:   Eurosom Books
Imprint:   Eurosom Books
Dimensions:   Width: 14.80cm , Height: 0.90cm , Length: 21.00cm
Weight:   0.168kg
ISBN:  

9789198442182


ISBN 10:   919844218
Pages:   148
Publication Date:   13 October 2022
Audience:   General/trade ,  General
Format:   Paperback
Publisher's Status:   Active
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.
Language:   Somali

Table of Contents

Reviews

Author Information

Tab Content 6

Author Website:  

Customer Reviews

Recent Reviews

No review item found!

Add your own review!

Countries Available

All regions
Latest Reading Guide

MRG2025CC

 

Shopping Cart
Your cart is empty
Shopping cart
Mailing List