Doodda Diinta Iyo Dowladda

Author:   Maxamed Doodishe
Publisher:   CIID Publishing
ISBN:  

9781806051731


Pages:   138
Publication Date:   08 February 2026
Format:   Hardback
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.

Our Price $65.97 Quantity:  
Add to Cart

Share |

Doodda Diinta Iyo Dowladda


Overview

Hanashada dowladnimada, gumaysigii reer Yurub kaddib, waxaa waddamadii la gumaystay, gaar ahaan waddamada muslimiinta, ka curtay dood la xiriirta dabeecadda dowladnimada ay hanteen iyo xiriirka ay la leedahay sooyaalkooda iyo diintooda. Dooddani waxa ay dabasocotay mid ka horraysay, oo qarnigii 19aad ka curatay Bariga Dhexe. Doodahaa oo ku biyo-shubtay unkamidda laba dhaqdhaqaaq; Qawmi iyo Diini. Dhaqdhaqaaq kastana waxa uu yeeshay muuqaallo dhowr ah. Doodahaa iyo dabaylahaa siyaasadeed waxa ay saamayn ku lahaayeen dhaqdhaqaaqyadii ka jiray Soomaaliya, xorriyadda ka hor iyo kaddib, iyada oo labadaa dhaqdhaqaaqba ay u soo tillaabeen dhanka Soomaaliya. Qormada uu xambaarsanyahay Buuggani waxa ay iftiiminaysaa geeddiga mashruuca Islaamiga ah ee Soomaaliya, marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray, sidii uu ula falgalay bedka guud ""public sphere"" iyo gaar ahaan siyaasadda, taasoo waddada u xaaraysa in si mowduuci ah, loo qiimeeyo waxqabadka kooxaha ka ambaqaadaya fekerka diinta, saamiga ay ku biiriyeen hagaajinta ""al-Iṣlah/Reform"" dowladda iyo bulshada, u-dhowaanshaha iyo ka-fogaanshaha dedaallada/Ijtihad-ka culummadii hore iyo kuwa casriga ah ee la xiriira diinta iyo dowladnimada, guulaha iyo guuldarrooyinka ka dhashay hawlahooda, iyo halka ay maanta ka taagan yihiin qaddiyadaha masiiriga ah ee ummadda Soomaaliyeed.

Full Product Details

Author:   Maxamed Doodishe
Publisher:   CIID Publishing
Imprint:   CIID Publishing
Dimensions:   Width: 14.80cm , Height: 1.30cm , Length: 21.00cm
Weight:   0.376kg
ISBN:  

9781806051731


ISBN 10:   1806051737
Pages:   138
Publication Date:   08 February 2026
Audience:   General/trade ,  General
Format:   Hardback
Publisher's Status:   Active
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.
Language:   Somali

Table of Contents

Reviews

Author Information

Tab Content 6

Author Website:  

Countries Available

All regions
Latest Reading Guide

April RG 26_2

 

Shopping Cart
Your cart is empty
Shopping cart
Mailing List