|
|
|||
|
||||
OverviewMaxamed Cali Nuur (Ameeriko) wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho, Sanadku markuu ahaa 1962. Waa aabbe, carruurtiisu ay sii dhaleen carruur. Buuggaan wuxuu ka warramayaa, sooyaalkii nololeed, shaqo maalmeed iyo siyaasadeed ee danjire Maxamed oo muddo sideed sanadood ahaa safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Kenya, sidoo kale waa samafale gargaara dadka dhibban, u ololeeya nabadda iyo in dadka Soomaaliyeed helaan dawladnimo iyo xasilooni waarta. Buuggaani ma ahan mala awaal, waa xog ururin ku aadan shaqooyinkii dibloomaasiyadeed, dib u heshiin iyo waxyaabihi uu so joogay safiirku mudaddii wadanku dawladda ahaa, xilligii dagaalada sokeeye iyo wakhtigaan dawladnimadu soo kabanayso. Full Product DetailsAuthor: Maxamed Cali NuurPublisher: Sha Dor Publishing: Infor@shadorllc.com Imprint: Sha Dor Publishing: Infor@shadorllc.com Dimensions: Width: 15.20cm , Height: 1.40cm , Length: 22.90cm Weight: 0.386kg ISBN: 9789966139528ISBN 10: 9966139524 Pages: 210 Publication Date: 15 December 2021 Audience: General/trade , General Format: Paperback Publisher's Status: Active Availability: Available To Order We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately. Language: Somali Table of ContentsReviewsAuthor InformationTab Content 6Author Website:Countries AvailableAll regions |
||||