Al-Munqid: Tilmaameeyaha Tubta Toosan

Author:   Maxammed Gaanni
Publisher:   Garanuug Limited
ISBN:  

9781838400880


Pages:   144
Publication Date:   20 July 2023
Format:   Paperback
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.

Our Price $39.81 Quantity:  
Add to Cart

Share |

Al-Munqid: Tilmaameeyaha Tubta Toosan


Add your own review!

Overview

"""Nin hali ka luntay haan gunteedna waa ka dayaa.""-Maahmaah Soomaaliyeed. Al-Munqid minad Dalaal waa xogwarranka waaya-arag xaqiiqadoonnimadu meelo badan ka tuurtay, saymo badanna u galay. Imaam Qasaali waxa uu inooga warramayaa waayihiisi aqooneed iyo waxyaalihii uu kala kulmay raadinta xaqa iyo ka gungaaridda afkaarihii ku hareeraysnaa xilligaa. Waxa uu si aan gabbasho lahayn inoogu sheegayaa ku dedaalkiisi caannimada iyo magaca iyo heerkii uu gaaray, iyo sidii uu waxaas oo dhan u tuuray markii laabtiisu ku xasili wayday. Waxa uu inoo sheegayaa in uu maray marxalado halis ah oo iimaankiisiba meesha ka baxay oo uu shaki iyo gebidhac ku jiray, ka dibna Alle ka badbaadiyay. Waxa uu inoo tibaaxayaa tubtii uu ku badbaaday iyo meelihii aafadu markii horaba ka haleeshay. Waxa uu xoogga saarayaa aragtiyihii iyo kooxihii xilligaa saamaynta ku lahaa degaankiisi afartii ugu waaweynaa oo kala ah: Mutakallimiinta, Faylasuufyada, Baadiniyada, iyo Suufiyada."

Full Product Details

Author:   Maxammed Gaanni
Publisher:   Garanuug Limited
Imprint:   Garanuug Limited
Dimensions:   Width: 12.90cm , Height: 0.90cm , Length: 19.80cm
Weight:   0.145kg
ISBN:  

9781838400880


ISBN 10:   1838400885
Pages:   144
Publication Date:   20 July 2023
Audience:   General/trade ,  General
Format:   Paperback
Publisher's Status:   Active
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.

Table of Contents

Reviews

Author Information

Tab Content 6

Author Website:  

Customer Reviews

Recent Reviews

No review item found!

Add your own review!

Countries Available

All regions
Latest Reading Guide

MRG2025CC

 

Shopping Cart
Your cart is empty
Shopping cart
Mailing List