|
![]() |
|||
|
||||
OverviewBiyo-culusta buuggan daabacaaddiisa labaad waa dhawr qodob oo iskaashanaya ama isbuuxinaya oo kala ah: qiimaha afka iyo ahmiyaddiisa, heerarkii sooyaalka qoraalka farta Soomaaligu soo martay, isirro afka madhxintiisa u taagnaa xilligii aanu qornayn, hodantinnimadiisa ka marag kacaya oo dhinaca tarminta iyo tayada ereyadiisa qaabbilayey, meerisyo gabay oo sidii maahmaahda u dhaqan galay, gabay-ku-maahmaahyo beyd ama beydad aynu u bixinnay, maanso-ku-sheekaynta suugaaneed, doorarka iyo xaaladaha shibbaneyaasha labanlaabma, isrogrogga iyo macneyaal kala duwan oo ay sameeyaan ereyada il, far, dheg, iyo af, qabyada qoraalka afka Soomaaliga iyo raadadka afafka qalaadi ku yeesheen afka Soomaaliga, gaar ahaan Carabida, Ingiriisida, Talyaaniga, iyo kuwo kale. Ugu dambayntii waxa uu buuggu isweydiinayaa in af Soomaaligu badbaadi karo! Full Product DetailsAuthor: Maxamed Baashe X XasanPublisher: Garanuug Limited Imprint: Garanuug Limited Dimensions: Width: 12.90cm , Height: 1.80cm , Length: 19.80cm Weight: 0.313kg ISBN: 9780995753365ISBN 10: 0995753369 Pages: 320 Publication Date: 19 June 2020 Audience: General/trade , General Format: Paperback Publisher's Status: Active Availability: Available To Order ![]() We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately. Language: Somali Table of ContentsReviewsAuthor InformationTab Content 6Author Website:Countries AvailableAll regions |