1969

Author:   Cabdiraxmaan M Abtidoon
Publisher:   Looh Press Ltd
ISBN:  

9781912411252


Pages:   218
Publication Date:   07 August 2022
Format:   Paperback
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.

Our Price $38.81 Quantity:  
Add to Cart

Share |

1969


Overview

Fikradda qoritaanka buuggan waxay ka dhalatay, sida aan la socdo, baahi qoraaggu u arkay in dadka Soomaaliyeed ee wax akhriyaa ay u qabaan in ay helaan buug noocan oo kale ah. Si gaar ah waxaa buuggan uga faa'ideysan kara laba qeybood oo bulshada Soomaaliyeed ka mid ah: 1) Guud ahaan dhalinyarada aan waayahaas soo gaarin, si gaar ahna kuwa qurbaha ku nool ama ku koray iyo; 2) Dadka waaweyn ee aan horay fursad ugu helin inay akhristaan taariikhda dalkooda. In kastoo qoruhu diirrada saaray sannadkii 1969kii, haddana waxaan meesha ka maqnayn in buuggu tilmaamo badan ka bixinayo arrimo dhowr ah oo ka dhacay dalka laga bilaabo tan iyo markii Soomaaliya gaartay madaxbannaani 1960kii. Arrimahaas kuwa ugu waaweyn waxaa ka mid ah doorashooyin siyaasadeed ee dalka ka dhacay. Doorashooyinkaas oo ay hareeyeen muqus iyo ku shubasho. Si kooban wuxuu tilmaan uga bixiniyaa maamul xumo iyo habacsanaan dalka ka jirtey ka hor dilkii sababta loo maleynayo inay keentay dilkaas foosha xun. Wuxuu kaloo tilmaamayaa in beryo kooban ka gadaal dilkii Madaxweynaha, ciidamada qalabka sida ay af gembiyeen xukuumaddii rayidka ahayd, dalkiina waxaa ku dhacay is beddel weyn oo aan la filayn. Dhacdooyin dhowr ah oo 21kii sano ee xigay dhacay ayuu kaga warramayaa. Ugu dambeyntii qoraagu wuxuu is dul taagayaa fursadihii lumay iyo sidii ay dawladdii iyo jabhadihii mucaaradka ahaa ugu guuldareysteen xal dalka lagu badbaadiyo. - AVV. Maxamed Trunji Qoraa iyo taariikhyahan

Full Product Details

Author:   Cabdiraxmaan M Abtidoon
Publisher:   Looh Press Ltd
Imprint:   Looh Press Ltd
Dimensions:   Width: 14.00cm , Height: 1.40cm , Length: 21.60cm
Weight:   0.231kg
ISBN:  

9781912411252


ISBN 10:   1912411253
Pages:   218
Publication Date:   07 August 2022
Audience:   General/trade ,  General
Format:   Paperback
Publisher's Status:   Active
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.
Language:   Somali

Table of Contents

Reviews

Author Information

Tab Content 6

Author Website:  

Countries Available

All regions
Latest Reading Guide

MRG 26 2

 

Shopping Cart
Your cart is empty
Shopping cart
Mailing List